Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Mu’Asasada Al Kataa’ib Oo Isdaar Kasoo Saartay Howl Galladii Lagu Qabsaday Degmooyin Iyo Deegaano Ka Tirsan Sh hoose(Daawo)

ManAl Kataa’ib garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa isdaarkan cusub ee ay soo saartay waxay ugu magac dartay Man Baddala Diinahu Faqtuluuh waxaana isdaarka lagu soo saaray labo luuqadood oo kala ah Somali Iyo carabi.

Filimkan oo la daawan karo Muddo 40 daqiiqo ku dhawaad ayaa lagu soo bandhigayaa howl gallo kala duwan oo Mujaahidiinta ay ka sameeyeen Sh hoose sida Mubaarak Adheegle Iyo meelo kale.

Isdaarka ayaa gudihii waxaa lagu soo qaadanayaa hogganka murtadiinta iyo kuwa maamulada asha haada la dirirka iyo sida ay u gumeystaan gaalada soo duushay.

Isdaarka oo Mu’asadadu ay kusoo saartay tayo heer sare ah ayaa sidoo kale muujinaya howlaha Mujaahidiinta ay u qabtaan ummada muslimiinta sida xisbada oo dadka fareysa macruufka xumaantana reebeysa.

Halkan Ka Daawo Filimka OO Somali Ah.

Halkan Ka Daawo Isdaarka OO Carabi Ah.

Hoos Ka Daawo SawiraSawirro vlcsnap-2016-06-06-09h05m53s500 vlcsnap-2016-06-06-09h06m21s700 vlcsnap-2016-06-06-09h06m40s730 vlcsnap-2016-06-06-09h07m23s640 vlcsnap-2016-06-06-09h09m05s824 vlcsnap-2016-06-06-09h09m31s996 vlcsnap-2016-06-06-09h09m47s580 vlcsnap-2016-06-06-09h10m20s217 vlcsnap-2016-06-06-09h11m32s676 vlcsnap-2016-06-06-09h11m51s008 vlcsnap-2016-06-06-09h12m02s163 vlcsnap-2016-06-06-09h12m13s755 vlcsnap-2016-06-06-09h13m46s003 vlcsnap-2016-06-06-09h14m13s551 vlcsnap-2016-06-06-09h14m59s955 vlcsnap-2016-06-06-09h15m15s822

Updated: June 7, 2016 — 3:26 am
Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme