Radioandalus24

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ

Weerar Gaadiid Looga Gubay Ciidanka Kenya Oo Ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Taabta IY0 Dhoobley.

Weerarkan ayay ciidanka mujaahidiinta barqanimadii maanta u dhigeen kolonyo gaadiid kenyati ah oo isaga socdaalayay inta u dhaxeysa Taabta Iyo Dhoobley ee Wilaayada Jubooyinka. Marka ay marayaan inta u dhaxeysa deegaanadaasi ayay la kulmeen weerar culus oo dhabbo gal ah,hawl galka ayaa ku bilowday rasaasta culus iyadoo mujaahidiinta ay ridayeen qoryaha Rbg-ga loo yaqaano oo […]

Diyaarad Drone Ah OO Kusoo Dhacday Buuraha Calmadow Iyo Mujaahidiinta Oo Gacanta Ku Dhigay.

Wararka naga soo gaaraya buuraha Calmadow ee ku dherersan Boosaaso ayaa sheegaya in diyaarad basaas ah oo uu leeyahay Mareykanka inay kusoo dhacday deegaanadaasi buura leyda ah. Diyaaradan ayaa maalmahan oo idil waxay u dul wareegeysaneysa deegaanadaas waxaana maanta Allaah fadligii ay ku dul dhacday deegaan ay ku suganyihiin ciidanka Mujaahidiinta. Saraakiisha Mujaahidiinta ee buurhaaas  […]

Diyaarad dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Mareykanka oo ay la socdeen tobanaan ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa ku burburtay Xeebaha Koonfureed ee dalka Japan.

Wararka ka imaanaya dalka Japan ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo ay leeyihiin ciidamada badda ee dowladda Saliibiyadda Mareykanka ay ku burburtay Jaziiradda lagu magacaabo Okinawa ee dhacda koonfur bari dalka Japan xilli ay waday ugu yaraan 11 ruux oo shaqaale ah iyo ciidamo ka tirsan military-ga Mareykanka. Diyaaradda burburtay ayaa la sheegay in ay […]

Weerar Kusoo Dhamaaday Inta U Dhaxeysa Buufow Bacaad Iyo Ceelwareegoow

Ciidanka Mujaahidiinta jabhadda wilaayada Sh hoose ayaa weerar dhaba gal ah u dhigay ciidamo lug ah oo ka tirsanaa kuffaarta Afrikaanta kuwaasoo kasoo baxay Buufow bacaad wadadana u furayay ciidamo gaadiid watay oo kasoo baxay Shalambood. CIidanka cadowga ayaa marka ay marayaan inta u dhaxeysa Buufow Bacaad Iyo Ceelwareegow waxaa lala eegtay weerar culus iyadoo […]

Hawl Gallo Lagu Laayay Askar Ka Tirsanaa Kuffaarta Iyo maleeshiyaadka Ayaa Ka Dhacay Qeybo Ka Tirsan Sh hoose.

Wararka ka imaanaya Sh hoose gaar ahaa inta u dhaxeysa Danow iyo golweyn waxay sheegayaa in ciidanka mujaahidiinta ay weerar ku qaadeenn isbaaro ay ku sugnayeen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta. Dagaal ayaa ka dhacay goobtii isbaarada waxay mujaahidiintu ceyriyeen askartii ku sugneyd bartaas,maleeshiyaad kale ayaa gurmad usoo sameeyay kuwii la beegsaday,dagaal muddo socday ayaa ka […]

Weerar Culus Oo Ka Dhacay Qeybo Ka Tirsan Sh dhexe Iyo Askar Lagu Laayay.

Wararka ka imaanaya Sh dhexe waxay sheegayaa  in ciidanka mujaahidiinta ay weerar dhaba gal ah u dhigeen gaari ciidan oo kusii jeeday degmada Jowhar kana baxday Balcad. Gaariga oo ahaa Cabdi Bile ayay mujaahidiinta huwiyeen rasaas culus iyadoo la xaqiijiyay in gaariga oo ay saarnaayeen maleeshiyaad badan in si fiican loola helay rasaasta. Saraakiisha mujaahidiinta […]

Dibad baxyo sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Mar Kale Kenya Ka Dhacay Iyo meydadka Laga Helay Nayrobi (Sawirro).

Wararka ka imaanaya magaalada Nayroobi ayaa sheegaya in shalay magaaladaasi ay ka dhaceen dibad bax wato rabshado xoog leh oo ay dhigayeen dhacabka taageersan kooxaha mucaaradka waddanka. Dibad baxyadan ayaa waxay ka dambeeyeen ayaa la sheegayaa kadib markii waddo ku taalla Nayroobi laga helay meydadka 4 qof oo aan la garaneynin cidda dishay kuwaasoo booliska […]

Weerar Lagu Dilay Askar Laguna Dhaawacay kuwo Kale Oo Ka Dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka mujaahidiinta xalay ay hawl gal ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Xamar Jadiid. Ciidanka Mujaahidiinta ee fuliyay hawl galka ayaa watay gaari waxayna rasaas huwiyeen ciidamo ka tirsan kuwa Xasilin ay u bixiyeen oo fariisin ku lahaa Xamar Jadiid. Ilo wareed masuul ah oo […]

Dagaal Culus Oo Galabta Ka Dhacay Duleedka No 60 Iyo Afrikaanta Oo Gaadiid Laga Gubay.

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelwareegoow ee duleedka no 60 ayaa sheegaya in ciidanka mujaahidiinta ay galabta halkaas weerar dhaba gal ah ugu dhigeen kolonyo gaadiid ah oo ay leeyihiin Kuffaarta kuwaasoo sahay u waday degmada Baraawe. kolonyadan ayaa marka ay marayaan deegaanka Ceelwareegoow waxay la kulmeen  weerarro kala duwan,ugu horreyn waxay mujaahidiinta qarax la eegteen […]

Weerar Istish haadi Ah Oo Lagu laayay Saraakiil Mareykan Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Wararka ka iaamanay duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh lala eegtay kolonyo Amarican ah oo kasoo baxay garoonka Balli doogle halkaasoo fariisin ay ku leeyihiin ciidanka Mareykanka. Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala eegtay kolonyadan oo sidoo kale ay la socdeen ciidamo ka tirsan Kuffaarta […]

Daawo Mu,asasada Al-kataa,ib Oo Soo Saartay Filimka Dagaalkii Buulo-gaduud.

Mu,asasada Al-kataa.ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay Filim Cusub oo xiiso leh kaasi oo kusoo baxay Labo Luqadood oo kala ah Carabi iyo Somali. Filimkan oo cinwaan looga dhigay  « واغلظ عليهم »  ayeey Mu,asasada Al-kataa.ib kusoo bandhigtay dagaalkii dhowr Bilood ka hor ka dhacay deegaanka Buulo gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo […]

Dagaallo Khasaare Lagu Gaarsiiyay Ciidamo Huwan Ah Oo Uu Hoggaaminayo Mareykanka Ayaa Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Saaka waxaa magaalada Kismaayo kasoo baxay ciidamo aad u fara badan oo uu hoggaaminayo Mareykanka kuwaasoo doonayay inay sameeyaan dhaq dhaqaaq horay u socod ah. Marka ay soo dhaafeen deegaanka Buulo Gaduud waxaa lagala hor tagay dagaal culus iyadoo mujaahidiinta ay qorsheysteen dagaal adag oo lagu joojinayo horay u socdka maleeshiyaadka iyo Kuffaarta. Dagaalka oo […]

Qaraxyo Lagu beegsaday Maleeshiyaad Murtadiin Ah Ayaa Ka Dhacay Magaalooyinka Baydhabo Iyo Diinsoor.

Xalay waxaa degmoyinka Baydhabo iyo Diinsoor ka kala dhacay weerarro qaraxyo ah oo lala beegsaday askar ka tirsanaa kooxda ridada Somaliya. Magaalada Baydhabo waxaa la beegsaday saldhig boolis oo ku yaalla gudaha magaalada waxaana lagu weeraray qarax bambaabo iyadoo wararka ay sheegayaan in qaraxa uu gudaha u galay saldhigga. Waxaa suura gal ah in maleeshiyaadkii […]

Dagaal Culus Oo Xalay Lagu Qaaday Fariisin Maleeshiyaadka Ay Ku Leeyihiin Xaafadda Balck sea.

Cutubyo ka tirsan ciidanka mujaahidiinta ayaa xalay dagaal culus ku qaaday fariisin maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta ay ku leeyihiin xaafadda Balck sea degmada Hodon ee magalada Muqdisho. Dagaalka oo ahaa mid aad u culus ayay ciidanka mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka murtadiinta isu adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo goobtaas lagu hardamayay muddo badan. Maleeshiyaadkii fariisinka ku […]

Daawo Sawirada Beeraleydii Uu Mareykanku Ku Xasuuqa Deegaanka Daara Salaam Sh hoose.

Iyadoo aanu baahinnay in xalay sagaal saac habeenimo diyaarado Mareykanku uu leeyahay ay duqeeyeen dad beeraley ah ayaa idaacadda Islaamiga Andalus waxay goobta ka heshay sawirada qaabka uu u dhacay gummaadka. Wariyayaal ka tirsan idaacadda oo tagay goobta ayaa soo qaaday muuqaallo muujinaya  in duqeynta si bareer ah loogu dilay beeraleyda oo waqtiga uu ku […]

Maxaa Ka Jira Degmada Jilib Ee Jubooyinka+Been Abuurka Waziirka Warfaafinta Kooxda Ridada Somaliya

Degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka oo ka mid ah meelaha ugu ammaanka badan Somaliya ayay xaaladeedu degantahay mana jiraan wax dhibaato ah oo ka taagan degmada. Shaqooyinkii caadi ahaa ee degmada ayaa si nabad galyo u socdo,suuqyada ayaa furan goobihii wax barasho ayaa shaqeynaya waxayna degmadu bilihii u dambeeyay ay ku tallaabsaneysay horu mar aan […]

Qaraxyo Lagu Laayay Maleeshiyaad Ka Amar Qaata Mareykanka Oo Ka DHacay Duleedka Kismaayo.

Wararka ka imaanaya duleedka kismaayo ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta deegaanadaas ay ka dhaceen qaraxyo lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah oo ka amar qaata ciidanka Mareykanka. Qaraxyadan oo ahaa ilaa 3 ayaa maleeshiyaadka lagula eegtay aga gaarka deegaanka Buulo gaduud,saraakiisha mujaahidiinta ayaa soo gudbiyay in maleeshiyaadka oo socdaalayay in 3 qarax lala eegtay waqtiyo isku […]

Radioandalus24 © 2016 Frontier Theme